DHURWAA ARIGA EEBBAA LEH
>Dhurwaa ariga Eebbaa leh
>Eebbiyo Astaakaa leh1
>Oo niman dableeyaa leh
>Oo niman ku dili baa leh
>Waa niman Daraawiisha
>Gaaciyemataan2
>baa leh
>Geeraarshihii3
>baa leh
>Laba ilmo-Garaadbaa4
leh
>Cabduloo Suldaanaa5
leh
Carab6
>galacyo dheer baa leh
>Cumar dabagabooyaa7
leh
>Joofeey Jiriidh8
baa leh
>Inantii caddeyd ba leh
>Cawraladabey baa leh
Suubbanaan9
>samreyn baa leh
>Samawadoo ka daran baa leh
Yaan gamas laguu qarine
>Gablamoow iskaga leexo!
Comments
Post a Comment