the words of the poem
>Dacartuba mar bay Malab dhashaa ood muudsataa dhabaqe
>waxaan ahay macaan iyo qadhaadh meel kuwada yaale
>midigtayda iyo bidixdaydu waa laba mataanoode
>midi waa martida soora iyo maata daadihiya
Midina waa midiyo xiiraya iyo mudh iyo deebaaqe
>masalooyin talantaaliyaan maandhow leeyahee
>nin majiira kaliyuun qabsada ha ii malayninee
>marbaan ahaa mubaax camal sanoon maagista aqoon
>marna macangag laayaanoo miiganban ahaye
Comments
Post a Comment